Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 01 2008
Haweenka Mudulood ee Waqoyiga Ameerika oo dhaleeceyey Nuur Cadde
Written by Ali Moallim   
Friday, 01 August 2008

U.S.A,(insidesomalia.org)-Waxaa mudo labo maalmood shir qadka telfoonka (Teleconfrence) ku kulmayay haweenka Beesha Mudulood ee ku kala dhaqan Waqooyiga Ameerica iyo Yurub, iyadoo ey shir gudoominaysay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Beesha Mudulood ee North America Casha Yabarow.

 

Shirkaas ayaa waxaa lagu falanqeeyay talaabada aan laga fiirsan ee uu qaaday Ra,isul Wasaare Nuur Cadde, taas oo uu xilka kaga qaaday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md. Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere).

 

 "Waxaan halkan ka cadeynaynaa in Ra.isul Wasare Nuur Cadde uu ku deg degay xil ka qaadista Gudoomiyaha Gobolka, waxaan xasuusinaynaa Nuur Cadde in Dowladu tahay 4.5 xilna la qaadi karo lana magacaabi karo Masuul kale, balse Nuur uusan u magacaabi karin Gobolka Banaadir nin aan u dhalan deegaanka", ayaa ka mid ahaa nuquladii ay soo saareen haweenka.

 

Waxaan kaloo halkan dhaleeceyn dusha uga tuuraynaa dadkii dhawaan dhigay mudaharaadkii loogu riyaaqayay xil ka qaadista Gudoomiyaha Gobolka Banadir Maxhamed Dheere taas oo ku tuseysa in qabiil ka dhex guuxayo kuwa qaxootiga sheeganaya ee ku sugan Siinka Dheer ama Ceelasha Biyaha oo ey dowladdu kasoo saartay xarumihii Dowladda ee ay hoyaadka ka dhigteen mudadii 18-sano ee fowdada.

 

Hadaba shirkii labada maalmood socday ayay haweenka Beesha Mudulood ku dhaleecyeen in R/Wasare Nur Cade uu ka baxay balamihii ahaa in uu la tashan doono dhamaan beelaha Soomaaliyeed, uuna u bedelay sheekada qancin uu qancinayo dadka nabad diidka ah.

 

Waxaad xasuusataa Nuur Caddow maah-maahdii ahayd (Nin xaaskaada rabo gabadhayda hoo kaama yeelo), marka Ra,isul Wasaare ma qancin kartid dad raba in ay la wareegaan deegaanada beelweynta Mudulood, mana dhici doonto inaan kugu taagerno arinkaa isaga ah, ayay Shukri Tooxow oo xubin fir fircoon ka ah Haweenka Beesha Mudulood ku soo gaba gabeeysay hadalkeeda.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >